Advert

Follow Us

Song of the day

Akshay Kumar Oo Beeniyay Inuu Sameyn Doono Filimka Tamil-ka Ah Visaranai Asigoo Hindi Ah

Waxaa la isla dhex maraayay in Super Star Akshay Kumar uu sameyn doono filimka Tamil-ka ah Visaranai ee sheekadiisa aadka loo wada amaanay asigoo Hindi ah.

Balse Khiladi Kumar ayaa arinkan beeniyay wuxuuna ka dhawaajiyay in aysan qorshaha ugu jirin sameynta filimka Visaranai oo todobaadkii hore tiyaatarada Koonfur Hindiya laga daawaday aadna loola dhacay fariinta uu xambaarsan yahay.

Director Priyadarshan ayaa la sheegay in filimkan asigoo Bollywood ah inuu Akshay Kumar atoore kowaad kaga dhigi doono laakiin Akki ayaa ka dhawaajiyay inuu aflaan kale mashquul ku yahay kuna adag tahay sameynta filimka Visaranai.

Filimka Visaranai waa filim ka hadlaayo booliska iyo dhibaatada ay u geestaan shacabka ayagoo dadka qaar u yeelaan dambi aysan laheyn.

You may also like...

0 thoughts on “Akshay Kumar Oo Beeniyay Inuu Sameyn Doono Filimka Tamil-ka Ah Visaranai Asigoo Hindi Ah”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

Advert

Like Us On Facebook



Polls

How Is My Site?

View Results

Loading ... Loading ...
error: