Biwi No1 afsomali


rem and Pooja lead an ever so normal rich life. Pooja who is busy, with her 2 adorable kids and Prem’s mom, neglects her man. A gorgeous model, Roopali , enters Prem’s life to revive him of his ever so bouncing hormones. Prem leads a double life being a doting father and ever-loving husband on one hand and prancing around the streets with Roopali on the other. Add to all this Lakhan and his wife are good friends of Prem and his wife. Prem wants to have the cake and eat it too. Pooja soon discovers Prem’s love and gives an ultimatum. Will Prem go for Pooja? Or will he settle with Roopali?

Anil Kapoor … Lakhan
Salman Khan … Prem
Karisma Kapoor … Pooja
Sushmita Sen … Rupali
Tabu … Lovely
Himani Shivpuri … Prem’s Mom
Saif Ali Khan … Deepak (Guest appearance)
Amitabh Bachchan (Guest appearance)
Master Shahrukh … Prem and Pooja’s son

Comedy | Drama | Romance

28 May 1999

Alfaghi Studio

You may also like...

25 thoughts on “Biwi No1 afsomali”

  1. mohamed says:

    asc somfilms salan kabacdi sual ayaa niiweedinaa filmada simeesokalisaan bil kabil miyaa sokalisaan amase isboc kai sboc ayaasukalisaan

  2. Ahmed says:

    wadku mahadsan tihiin Somfilms asxaabta qaaliga ah

  3. maandeq says:

    Asc filkaan gorme laso dayna wall

  4. zakaria ali says:

    maxaa ku dhacay filinkan

  5. zakaria ali says:

    fadlan adinkoo mahadsan

  6. ilyas says:

    maxaa meel laga gooray bay u eegtahaye h hhh

  7. Najib708 says:

    som flms filimka noo soo daya

  8. xaasid says:

    walal filimaantii hore oo dhan ma wada shaqeeynayaan maxaa ku dhacay

  9. i m hareeri says:

    Somfillms asxaabta sida aan idiin sugeeme cagaha na daale se cml hee

  10. Aqyaarta Sax waye isbuuc waliba 2 ama 3 aya nila sodeya lakin hada cilad farsamo aya jirto sorry aqyaarta adinko mahadsan anaga waxa ku qanacdaan idin sodeyneno

  11. fahma says:

    flimkaan noo soo daya plzz

  12. farxaan says:

    asc asxaab qaali
    waad wll waad
    mahad santihiin
    ee waxaan
    idinka codsanyaa
    inaad soo daydaan
    filinkaan
    pyaar koi khel
    thanks all somfilms

  13. Alidayax says:

    asc somfilm waaad mahadsan tihiin

  14. Ali Ali says:

    Asc somfilm aad iyo aad ayaaad u mahadsan tihiiin

  15. abdi says:

    suaal ayaan ka qabaa
    sababtoo ah waxad dhahdeen isbuucii 2\3 soo ma ahan iskaba daa isbuucyadi la soo dhaafay waxan idin waydiina
    isbuucyada dhiman wax ma diyaariseen mise wali ma diyaarin wax aan daawano noo sheega jwb baan doonaa ok

  16. thankss somfilms dhamaan

  17. Mo hilowle says:

    Filimaantiina maxuma balse kudadaala codka faiix inad kadhigtan mideeda kale kusoodara shactiroola yaasha ajakis ama jeekey hadusan laheyn shactiroole nuxur badan mayeelanayo saxiibayaal

  18. zaki says:

    mahadsanidiin maa daama aad noo soodeeyseen filinkan all somfilms

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Advert

Follow Us

Song of the day

error: