News

Aragtida Kowaad Filimka Parmanu Oo Daaha Laga Qaaday Iyo John Abraham...

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay aragtida kowaad filimka Parmanu ee John Abraham hogaamiye ka yahay waana filim sheeko culus xambaarsan. John filimkiisa Parmanu...

Salman Khan Oo Baahida Soonka Xamili Waayay Kadib Muxuu Sameeyay

Mega Star Salman Khan waa indhaha saxaafada Bollywood-ka sidaa darteed marka uu goob soo fariisto waa qasab in saxaafada Hindiya oo dhan siweyn ugu...

Irfan Khan Si Wacan Ayuu Kaga Baxsaday Filimkaan Nidaamka Waxbarashada Ka...

Waxaa maanta oo Jimco ah tiyaatarada la wada saaray filim aan buun buunis weyn loo sameynin balse fariin ah muhiim ah xambaarsan waana filimka Hindi...

Aditya Roy Kapur Marnaba Ma Aheyn Dooqa Kowaad Ee Filimka Aashique...

Aashique 2 waxaa sanadii 2013 wada jileen lamaanihii Hindiya iyo daafaha caalamka gil gileen Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor wuxuuna noqday Blockbuster weyn...

Rasmi: Kajol Iyo Dhanush Filimkooda VIP 2 Oo Shaaca Laga Qaaday...

Atirishada awooda badan Kajol ayaa dib ugu laabatay Koonfur Hindiya mudo 20-sano kadib waxayna kasoo muuqan doontaa filim Tamil ah oo lagu magacaabo VIP...

Dangal Oo Noqday Filimkii Ugu Horeeyay Ee Hindi Ah Kaas Oo...

Waaw Mr. Perfectionist Aamir Khan inuu iskoor walbo oo cusub Hindiya kusoo kordhiyo waa xeerkiisa kowaad. Waxaa si rasmi ah loo xaqiijiyay filimkiisa Dangal inuu...

Filimka Bahubali – The Conclusion Oo Talaadadiisa Kowaad Lacago Waaali Ah...

Ma jirto xaalad daciifnimo oo ka muuqato ganacsiga filimka weyn Bahubali The Conclusion kaasi oo ay shabakada Boxoffice India ku tilmaantay filim Talaadadiisa kowaad iskoor...

Baahubali 2 Oo Sedex Maalin Iskoor Walbo Ku Jebiyay Bollywood-ka Maxay...

Shabakada Boxoffice India waxay soo daabacday maqaal ay ku xaqiijisay in filimka Bahubali The Conclusion qaybtiisa Af Hindiga lagu daawanayo oo kaliya iskoor taariikhi ah...

Halyeega Bollywood-ka Vinod Khanna Oo Wargaftay

Bollywood Legend Vinod Khanna oo Soomaalida u taqaan Mastaana ayaa maanta geeriyooday xili uu dhawaanahan xanuunsanaa asigoo isbitaal ku jiray, wuxuuna geeriyooday asigoo 70-sano...

Business Day Update: Filimka Badrinath Ki Dulhania Ganacsigiisa Halka Uu Maraayo

Varun Dhawan iyo Alia Bhatt filimkooda Badrinath Ki Dulhania waxaa tiyaatarada la saaray 10-kii Maarso 2017, waxayna shabakada Boxoffice India soo daabacday ganacsiga filimkaan halka...