Wararka Hollywood-ka

Filmada Tumhari Sulu Iyo Justice League Todobaadkooda Kowaad Lacagaha Ay Soo...

Filimka Tumhari Sulu ee Vidya Balan hogaamiye ka tahay ayaa u suura gashay inuu keeno 8.25 Crore (Trade Figure) todobaadkiisa labaad wuxuuna haatan soo xareeyay 26.38 Crore (Trade...

Filmka Tumhari Sulu Mudo 10 Maalmood Ganacsiga Uu Sameeyay Firaaqada Tiyaatarada...

Vidya Balan filimkeeda Tumhari Sulu  oo la islahaa ganacsi ahaan hal todobaad ayuu ku ekaan doonaa ayaa haatan dib usoo noolaaday wuxuuna todobaadkiisa labaad ka...

Filmada Justice League iyo Aksar 2 Sedexdooda Maalmood Ee Ugu Horeyso...

Filimka Justice League ayaa ganacsi fiican ka sameeyay gudaha Hindiya sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso asigoo keenay 18.25 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Justice...

Filmada Thor – Ragnarok Iyo Ittefaq Ganacsiga Ay Sameeyeen Mudo 10...

Filimka Hollywood-ka ah Thor – Ragnarok ayaa noqday midka lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkan sedexdiisa maalmood ee hore xitaa wuu ka ganacsi wacnaaday filimka Qarib...

Xitaa Priyanka Chopra Lagu Fara Xumeyn Gaaray Bollywood, Balse Arintaan Oo...

Fadeexo kusoo baxday filimsameeyaha caanka ah ee shirkadda Hollywood Harvey Weinstein ayaa keentay in adduunka oo dhan uu kaco isla markaana la baaro dhibaatada...

Filimka Thor – Ragnarok Oo Ganasci Wanagsan Sameenaayo Iyo Ittefaq Oo...

Filimka Hollywood-ka ah Thor – Ragnarok ayaa guda galay todobaadkiisa labaad asigoo ah dooqa kowaad daawadayaasha wuxuuna Jimcadiisa labaad keenay 2 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice...

Iska Ilow Thor – Ragnarok Inuu Gudaha Hit Ka Noqday Suuqyada...

Filimka Thor – Ragnarok ayaa hal todobaad gudaha Hindiya kasoo xareeyay 40 Crore (Trade Figure) wuxuuna halkaas ka noqday Hit sidoo kalena waaa filimka 4-aad ee Hollywood ah kaasi...

Xidiga Filmka Captain America Ee Chris Evans Oo Lagu Soo Eedeeyey...

Jillaaga caanka ah ee u dhashay Mareykanka Chris Evans ayaa waxaa lagu soo eedeeyey inuu weerar galmo ku qaaday gabar kala shaqeyneysay taleefashinka Channel...

Thor – Ragnarok Oo Mudo Sedex Maalmood Hit Kaga Noqday Gudaha...

Filimka Hollywood-ka ah Thor – Ragnarok ayaa mudo sedex maalmood gudaha Hindiya kaga noqday madaama uu keenay 27.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday. Thor...

Filimka Thor – Ragnarok Oo Gudaha Hindiya Ka Noqon Doono Hit...

Filimka Hollywood-ka ah Thor – Ragnarok ayaa gudaha Hindiya Hit ka noqday kadib markii ganacsi heer sare ah uu sameeyay maalintiisa labaad ama sabtigiisa kowaad. Filimka Thor...