BOX OFFICE-KA

Filimka Tiger Zinda Hai Mudo 25 Maalmood Ah Ganacsiga Uu Gudaha...

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tiger Zinda Hai ayaa ganacsi wacan iska wato xitaa hadii maal maha shaqada lagu jiro ama filimo cusub tiyaatarada saaran...

Filmada 1921, Kaalakandi Iyo Mukkabaaz Isniintooda Kowaad Ganacsiga Ay Sameeyeen

Zareen Khan filimkeeda 1921 ayaa noqday midka ugu wanaagsan aflaanta masraxa ku cusub ee ganacsi muuqdo sameenayo xoogaana wuu is yara celiyay asigoo keenay 1.25...

U Gaar Ah Salman: Kaalintee Ayuu TZH Ka Gali Karaa Filmada...

Mega Star Salman Khan wuu soo laabtay markaana waxaa u diyaarsan filim awoodiisa sida saxda ah looga faa’iideesan karo waana Tiger Zinda Hai oo...

U Gaar Ah Katrina: Kaalintee Ayuu TZH Ka Gali Karaa Filmada...

Katrina Kaif wey soo laabatay waxaana Jimcadaan tiyaatarada loo saari doonaa filimka weyn Tiger Zinda Hai oo ay la jileyso Mega Star Salman. Hadaba waxaa...

Tiger Zinda Hai Gobol Walbo Iskoorka Yaalo Wuu Jabin Karaa Lkn...

Shabakada Boxoffice India ayaa bilaawday soo daabicida maqaalada ay kaga hadleyso filimka Hindiya ugu weyn sanadkaan Tiger Zinda Hai oo Jimcadaan tiyaatarada la saari...

Maxaa Sababi Karo Filimka Tiger Zinda Hai Inuu Noqdo Blockbuster Iskooro...

Waxaa bilaabatay qiimeynta iyo ka hadlida filimka weyn Tiger Zinda Hai oo Jimcadaan tiyaatarada la saari doono (22 Dec 2017) waxaana hogaamiye ka ah...

Fukrey Returns Iyo Todobaadkiisa Kowaad Lacagaha Uu Soo Xareeyay

Filimka shactirada iyo jah wareerka badan Fukrey Returns ayaa ganacsi waali ah oo aan marnaba laga fileyn sameeyay wuxuuna keenay 49.50 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice...

Ajay Devgn iyo marka uu diiday inuu is dhiibo: 2000 ilaa...

Ajay Devgn waa Superstar awood balaaran ku leh Bollywood-ka sidoo kalena 26-sano ugu dambeesay fanka saameyn ku lahaa haatana bartanka kaga jiro xili dahabi...

Fukrey Returns Oo Ka Lacag Badiyay Filmada Waa Weyn Jagga Jasoos,...

Filimka Fukrey Returns ayaa Boxoffice-ka ka dhigaayo wacdaro aan caadi ahayn asigoo ka lacag badiyay aflaan waa weyn sedexda maalmood ee ugu horeyso ganacsiga...

Qiyaas Ahaan Fukrey Returns Axadiisa Kowaad Lacagaha Uu Soo Xareeyay Waa...

Filimka shactirada iyo jah wareerka Fukrey Returns ayaa Boxoffice-ka si la yaab leh u gil gilaayo mana jirin qof ku fikiray in filimkaan sedexdiisa...