Falaanqeynta Kulanka Liverpool Vs West Brom, Reds Oo Raba Iney Cadaadiska Ku Sii Hayaan Kooxda Hogaanka Heyso Ee Man City

Liverpool ayaa kadib kulankii ay barbaraha caajiska ah la soo galeen kooxda Man United oo marti u aheyd soo dhaweynta markale kooxda West Brom xili ay rabaan iney cadaadiska ku sii hayaan kooxda City.

Kulanka: Liverpool Vs West Brom

Garoonka: Anfield

Saacada Geeska Afrika: 7:30 Fiidnimo

Wararka Labada Koox:

Reds ayaana rabin iney dhabico danbe lumiyaan marka ay soo dhaweeyaan kooxda Albion oo iyadoo xaalad aan fiicneyn ku jirto soo salaami doonta kooxda qaab ciyaareedka fiican ku jirto ee Reds.

Klopp ayaa la filayaa inuu shaxdiisa ku soo celiyo Wijnaldum oo taam soo noqday kadib kulankii Man united uu seegay sidoo kale Lallana ayaa la filayaa inuu ku soo laabto shaxda kooxdiisa iyadoo Daniel Sturridge uu ku laaban doono kursiga keydka ee kooxdiisa.

Dhanka kooxda West brom waxaa wali sii maqnaan doono Saido Berahino oo naaxay mudadii lagu maqnaa fasaxa caalamiga ah waxaana loo sheegay inuu soo dhimo jismigiisa halka Darren Fletcher uu kabtan u noqon doono kooxda macalin Pulis markale.

Shaxaha Macquulka AH Ee Labada Koox kor ka boggo!

West Brom: Foster, Nyom, McAuley, Dawson, Olsson, Fletcher, Yacob, Phillips, McClean, Chadli, Rondon.

You may also like...

0 thoughts on “Falaanqeynta Kulanka Liverpool Vs West Brom, Reds Oo Raba Iney Cadaadiska Ku Sii Hayaan Kooxda Hogaanka Heyso Ee Man City”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

Advert

Like Us On Facebook



Polls

How Is My Site?

View Results

Loading ... Loading ...

Advert

Follow Us

Song of the day

error: