Advert

Follow Us

Song of the day

Inaba Caadi Ma Ahan Sida Uu Randeep Hooda Jirkiisa U Dhibay Si U Filimkiisa Sarabijit Kaga Run Sheego

Jilaaga caanka ah ee door walbo sameyn karo Randeep Hooda ayaa sameeyay isbadal jir ahaaneed oo aad loola yaabay madaama uu miisaankiisa uu si xad dhaaf ah u dhibay.

Randeep Hooda ayaa hadal heynta Bollywood-ka la wareegay kadib markii ku dhawaad 18-kiilo uu miisaankiisa ka dhimay si uu kaga run sheego doorkiisa filimka Sarabijit.

Director Omung Kumar ayaa ka dhawaajiyay inuu isaga xitaa garan waayay Randeep Hooda kadib markii uu miisaankiisa si xad dhaaf ah u dhimay.

Randeep Hooda ayaa mudo 28-maalmood ah ku dhimay 18-kiilo oo miisaankiisa ka mid ah weliba wax aan caadi ahayn ayuu sameeyay madaama maal mihii ugu dambeesay xidigan dareero u badan biyo oo kaliya uu cuno ka dhiganaayay.
image
Filimka Sarabijit waxaa atirisho kowaad ka ah Aishwarya Rai waana filim ka hadlaayo qiso dhab ah oo ku saabsan gabar Hindi walaalkeed dalka Pakistan lagu dal dalay iyo dhibaatada ay kala kulmeyso raadintiisa.

Waxaana filimkan daafaha caalamka laga daawan doonaa 13-ka bisha May ee sanadkan 2016.

You may also like...

0 thoughts on “Inaba Caadi Ma Ahan Sida Uu Randeep Hooda Jirkiisa U Dhibay Si U Filimkiisa Sarabijit Kaga Run Sheego”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

Advert

Like Us On Facebook



Polls

How Is My Site?

View Results

Loading ... Loading ...
error: