Ku soo dhawaada musalsalka cusub ee la magac baxay Lamaanahii Safarka Wadaagay waa musalsal xanbaarsan qiso jaceyl, kaas oo ay idin soo diyarisay SomFilms Productions. Musalsalkaan waxuu ka kooban yahay ilaa iyo 100 qeybood, kuwaas oo aad dhamaantood ka daawan kartaan www.somfilms.net.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here