Musalsalka Makala Fogaaneyno waa musalsal cusub oo SomFilms Productions idin soo diyaarisay oo aad isbuucii 5-maalmood kala socon doontaan bogga ciwankiisu yahay SomFilms.net. 5-maalmood ee isbuuca waa Isniin, Talaado, Arbaco, Khamiis iyo Jimco. Musalsalkaan ayaa ah mid xanbaarsan qiso jaceyl waliba aad u macaan, hadaba ha mogaan musalsalka cusub ee SomFilms Productions. Waxaan rajeyneynaa in aad ka heli doontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here