Dilwale Dulhania Le Jayenge Afsomali

1
Not rated yet!

Dilwale Dulhania Le Jayenge Afsomali

Overview

Raj (SRK) waa wiil taajir ah, waa wiil wanagsan hadana nasiib leh, Simran (Kojol) waa gabadha reer Chaudhary Baldev Singh, qoyskaan oo leh caadooyinka ay leeyihiin qosaska reer hindiya qaarkood ayaa Raj ku kalifaayo in uu asigana India u safro si uu gabadhii uu jeclaa usoo raadiyo, nasiib xumo markii uu helo shaqadiisa waxay noqon doontaa in uu odayga gabadha dhalay jaceyl ka sameysto. Filimka oo dhameystiran ka daawo halka hoose.

TOP 5

Musalsal

More Interesting Movies