Stalin Afsomali

16
Not rated yet!

Stalin Afsomali

Overview

Ujeedada kaliya ee Stalin (Chiranjeevi) nolosha waa in ay caawiso dadka kale iyo adduunkana ka dhigo meel wanaagsan.

TOP 5

Musalsal

More Interesting Movies

16 COMMENTS

  1. asc.w..w bahda somfilims Eida maxaa filin ah ayaad noo diyariseen
    waan idin baryaa fiimada hore akshay kumar noo soo daaya
    waan neh ogahay codsiyada in aad taxgilisiin

  2. Asc asxbta marka hore Eid mubarak marka maxa idiin ku dhcay bari waa Eid misana nooma heysan filim cusub fadlan hadii macquul tahay noo so day filimkan cusub please asxabts somfilms plz try this moves tomorrw oo tahy big day thanks dhaman

  3. somfilms wad salaman tihiin ciid mubaarek salaan kadib sxbyaal maxaa cilada ojira waayahan modo 2bilood ah filimaan masoo galin ama waxaad soo galinaysaan filim dhintay sheeko ahaan fadlan macaa miishiina ayaan nahay ee shaqo hagar la.aan ah ayaad inoo hayseen ee shaqadii aan idin kaga baranay dib inoogu soo celiya waa iga codsi mida kale waa maalmo farxadi jirto marka filimadii ciida xitaa idinkama hayno fadlan hufnaantii hore soo celiya please waa codsi oo macaamiishiina ha luminina

  4. asc wlla waxan ubahan nahay furah ee lugu galo somfilms plz adigoo rali ah furaha ayaan u bahan hay iyo ciwaanka lugu galo sababtoah mah shaqeynayo ciwan la aan iyo furah plz plz furah no so gud bi plz waa nagah cod si xitaa midka lacag ma shaqeynayo plz waan ubahanahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here