Nala Daawo Heesta Kaara Fankaara Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Ok Jaanu (+Video)

Waxaa lasoo Bandhigay Heesta Kaara Fankaara ee ku jirto filimka Ok Jaanu heestaan waxay qaas u tahay Hogaamiyaasha filimka Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor iyo Safarkooda nolasha.

Filimkaan ayaa la daawan doon 13th January, oo ku beegan maalinta jimcaha.

Maclumad ku saabsan Heesta.

Song Video: Kaara Fankaara
Music : A. R. Rahman
Lyrics : Navneet Virk, Kaly, Hard Kaur & ADK
Singer: ADK, Ashima Mahajan, Hard Kaur, Kaly, Paroma Das Gupta, Shashaa Tirupati

Hoos ka daawo heesta Kaara Fankaara.

You may also like...

One thought on “Nala Daawo Heesta Kaara Fankaara Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Ok Jaanu (+Video)”

  1. Sabrin MB says:

    Soo Daaya Filinkaan Hadii Aad Tihiin Websiteka Aduunka Uku Fiican!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

Advert



Polls

How Is My Site?

View Results

Loading ... Loading ...

Advert

Follow Us

Song of the day

error: