Musalsalka cusub ee Qalbigeyga Ayaa Ku Wacayaa waa musalsal cusub oo SomFilms Productions ugu tallo gashay macaamiisheeda ku xiran webka somfilms.net, Musalsalka Qalbigeyga Ayaa Ku Wacaya waxaad isbuucii 5 maalmood kala socon kartaan qeyb walba webka somfilms.net. Waxaa musalsalkaan xiisaha badan daadihinayaan jilaayaasha kala ah Sangeeta Ghosh oo ku jili/matali doonta magaca Saanchi Prabhu / Saanchi Dhruv Goel iyo Ruslaan Mumtaz oo asigana ku jili doona magaca Dhruv Yashvardhan Goel.
Asxabey filinkan waxaa ka maqan qeybta 18 aad waxaa kalooo aan daarmeen 19 ilaa iyo 21 filinkan waa fiican yahay inooo hagaajiye qeebaha kor ku xusan pls