Roman reigns Oo Sawir Laga SooQaaday Xili Uu U Muuqday Mid Caafimaadkiisa Taam Yahay

0

Roman reigns oo kamid ah xidigaha ugu caansan midowga WWE isla markaasna daafaha caalamka shacbiyad balaaran kuleh ayaa tan iyo sanadkii hore la tacaalayay siduu isaga daaweyn lahaa cudurka halista ah ee kansarka.

Roman oo sheegay in uu cudurkaan horay ugu soo dhacay isla markaasna kasoo kabtay ayaa markale dib ugu soo laabtay sanadkii hore dabayaaqadiisa wuxuuna hada ku jiraa soo kabshaso.

Hadaba lagdanyahanka ayaa waxaa sawir kasoo qaaday gabadha wariyaha ah ee ka howlgasha kanaalka NBC waxayna soo dhigtay barteeda Twitterka iyadoo uu Roman u muuqday mid caafimaad ahaan hagaagsan sida sawirka hoose ka muuqato




 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here