Shahrukh Khan Oo Banaanka Soo Dhigay Inuu Taager Weyn U Yahay kooxda Faca weyn Ee Realmadrid

Qofna shaki ugama jiro in Realmadrid ay haatan tahay kooxda dunida ugu fiican waxayna daafaha caalamka ku leeyihiin taagerayaal fara badan.

Waxaana hada lawada ogaaday King Of Bollywood Shahrukh Khan inuu ka mid yahay taagerayaasha cad cadka Realmadrid kali laguma sharfin kooxda sido kale waxaa lagu sharfay 1 maali oo Realmadrid ah.

Shahrukh Khan ayaa maaliida looga buufiyay lambarkiisa uu aaminsan yahay inuu nasiibkiisa u yahay ee 555 Realmadrid Ayaana barteda facebook kusoo qortay ” Waxaa Sharaf noo ah inaa heysano mid ka mid ah SuperStar-ka ugu Weyn Ee Hindiya inuu ka mid ahaado taagerayaasheena.

Sido kale waxaa la wada og yahay in Srk uu xiiseeyo Sports wuxuu madax ka yahay koox ka tirsan horyaalka Hindia dhinaca Cricket-ka waana kooxda Kolkata Knight Riders…

You may also like...

0 thoughts on “Shahrukh Khan Oo Banaanka Soo Dhigay Inuu Taager Weyn U Yahay kooxda Faca weyn Ee Realmadrid”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Search

Advert

Like Us On Facebook



Polls

How Is My Site?

View Results

Loading ... Loading ...

Advert

Follow Us

Song of the day

error: