Wiilka La Noolaa Sodogtiisa waa musalsal ay idin kuugu tala galay SomFilms Productions, Musalsalkaan Wiilka La Noolaa Sodogtiisa waa musalsal xambaarsan qisooyin kala duwan, kuwaas oo aan rajeyneyno in  aad ka heli doontaan. Musalsalka Wiilka Lanoolaa Sodogtiisa isbuucii 5-maalmood ayaad kala socon doontaan bogga ciwankiisu yahay SomFilms.net. 5-maalmood ee isbuuca waa Isniin, Talaado, Arbaco, Khamiis iyo Jimco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here